Author Topic: Su'aal: Sidee dhibka siigaysiga loo xalin karaa?  (Read 5258 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saarsaare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sidee dhibka siigaysiga loo xalin karaa?
« on: August 10, 2015, 07:17:35 AM »
Sidee qof mudo dheer siigaysan jiray dhawaana naag guursaday naagtiina u galmoon waayay dib loogu dawayn karaa haduu joojiyay caadadaas xun maxaadse qofkaas kula talinaysaan haduu joogo somalia xagee buu dhakhtar howshaas qaabilsan oo caafimaadkiisa hagaajiya ka heli karaa fadlan jawaabta runtaa nasoo siiya waad mahadsantihiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sidee dhibka siigaysiga loo xalin karaa?
« Reply #1 on: August 10, 2015, 11:02:29 AM »
Qoraalkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: