Author Topic: Su'aal: Baabasiirta miisaanka qofka ma dhimi karta?  (Read 4548 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Canabcumar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
Su'aal: Baabasiirta miisaanka qofka ma dhimi karta?
« on: August 12, 2015, 07:20:10 PM »
Asc su aashaydu waxay tahay baabasiirta qofka miisaankiisa ma dhimi kartaa ,matalan in qofka caato noqdo waxaan kaloo rabaa inlayga caawiyo magacda dawooyinkeeda saan qoraalka aad kaga hadasheen waxaa la qadan kartaa dhaqtar la aan mahadsanidin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Baabasiirta miisaanka qofka ma dhimi karta?
« Reply #1 on: August 15, 2015, 01:03:03 PM »
Baabasiirtu ma keento miisaanka oo luma illaa in ay cilladi kale la socoto mooyee.
Midda kale baabasiirtu waxay leedahay heerar, waqti waxaa jira daawo uusan waxba ka tarin, waqti daawaba aan loo baahnayn iyo waqti qallin kaliya xalku noqon karo.

Waxaa kaloo jira in dadka badanaa ay baabsiirtu iyo xanuuno kale ikus qaldaan sida "Anal Fistula", "Anal Fissure" iyo cillado kale ee ku dhaca malawadka.

Sidaas awgeed waa muhiim in aad dhakhtar u tagtaa si loo ogaado in baabasiir ay tahay, haddii ay tahayne heerka ay marayso iyo xalka waxa uu noqon karo.
Haddii aad aaminsa tahay in ay baabasiir tahay, dhibwayne aysan kuugu hayn, taladaydu waa in aad caloosha si dabiici ah u socodsii oo aad ka fogaataa calool-istaagga.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waa maxay astaamaha lagu garto qofka maka uu ku yaryahay Vitamin C?

Started by HeetiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24828
Last post January 16, 2010, 06:58:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keeni karo in qofka dhaqso biyaha kaga yimaadaan?

Started by BadarcuneBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13690
Last post November 21, 2011, 10:09:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Haduu qofka xubin tiisa taranka ay tahay 13cm ama 5inch?

Started by Mr MahamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 15764
Last post March 25, 2016, 09:18:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xameytada oo dhagaxan gala maxuu qofka dareemi karaa?

Started by Filsan AliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 21225
Last post May 01, 2011, 09:49:05 PM
by Filsan Ali
Su'aal: Maxaa keeni karo shahwada oo dhaqsi ka imaata qofka?

Started by AnwarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 21570
Last post July 10, 2011, 08:10:55 PM
by SomaliDoc