Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Markay kaadi i qabato way igasoo daadanaysaa?

(1/1)

Noor Awdol:
Asc dr adoo mahadsan waxaan qabaa suaal  mudo  week laga joogo ayaan isku arkay kaadida oo markay biqabato and igasoodaadanaysa intaanan fadhiisan oo xoogaa ixanuujinaysa iskuna halaynayo kaadida sealing the hore maanan lahayn  shukran

SomaliDoc:
Kaadida oo aadan ceshan garin waxay astaan u noqon kartaa caabuq kaadi mareenka ah, waxay kaloo tilmaami kartaa cillad xagga qanjirka prostate-ka hadduu jiran yahay ama uu bararan yahay.
Fadlan halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan labadaan cillad:
1- Caabuq kaadi mareenka:http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html
2- Qanjirka ragga ee prostate-ka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version