Author Topic: Su'aal: Markan saxaronayo biyaa iga yimaada?  (Read 4306 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saleeban Axmed

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 26
  • Points: +0/-0
Su'aal: Markan saxaronayo biyaa iga yimaada?
« on: September 07, 2015, 06:52:54 PM »
Wll jsaklh khyr wll markan saxaronyo biyaa iga yimda barigii hore kuwo aadvu cad o cano kle ah ayay ahyen mrki dmbe way yra adkden wll suashn adnn ugu bhanhy iga jwaba mxa keny mxnse ku daweya




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Markan saxaronayo biyaa iga yimaada?
« Reply #1 on: September 09, 2015, 01:05:25 PM »
Saleebaan qoraalkaan akhriso si aad jawaabta u heshid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.msg11015.html#msg11015
Waxaad kaloo akhrisan kartaa jawaabtaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html

Haddii aad faahfaahin dheeraad ah u baahatid waad na soo waydiin kartaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: kaadida oo tifiq-tifiq iga imata markan foorarsado kadib xaajada suliga?

Started by Dhool-yareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13511
Last post May 01, 2017, 09:50:00 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxan cuncun ka dareema cagaha markan inbadan taagnaado sida (tukashada)

Started by Wahiib143Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 7842
Last post November 10, 2012, 01:13:42 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa sababa xanuun ku yimaada raga xiliga galmada?

Started by Shamso MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 20653
Last post September 16, 2015, 02:20:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan mararka qaar isku arkaa dhacaan iga yimaada?

Started by Khalifyare19Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3822
Last post March 18, 2016, 11:55:01 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncun aad u daran finan kena markan xoqo?

Started by CiiltireBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3101
Last post September 04, 2016, 07:38:04 PM
by SomaliDoc