Author Topic: Su'aal: Qaybaha dhiiiga iyo shaqadoooda?  (Read 3005 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saleeban Axmed

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 26
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qaybaha dhiiiga iyo shaqadoooda?
« on: September 28, 2015, 01:20:00 PM »
manshalaaah wlahi cilimaad ii siyaadiseen ilaahybaa ajar didinka siinaya allow cilmiga idiin siyaaadi wll wxn doonayaa inaan ii sheegtaaaan qaybaha dhiiiga iyo shaqadoooda iyo shaqada dhiiiga uu qabto jidha




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qaybaha dhiiiga iyo shaqadoooda?
« Reply #1 on: October 02, 2015, 10:53:50 AM »
Horay ayaan waxaa uga hadalnay qeybaha baaritaanada dhiiga kuwooda ugu muhiimsan ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1130.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: