Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan leeyahay cago olol saa'id ah?
(1/1)
Dheeman44:
Asc waxan aad u salaamayaa bahda bayjkan doc waxan leehay cago olol saa'id ah micnaha cagaa i olola waxan dareemaa xanuuun badan ma taagnaankaro in ka badan 20 daqiiqo waxan dareemaaa daal kadiba cago olol waxana xanuunkan qabaa mudo ah 2sanno doc maxaa sababay cago ololkaa maxaase isku daawayn Kara thanks.
SomaliDoc:
Akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan caga olol-ka iyo waxyaabaha u roon: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5716.0.html
Haddii aad faahfaahin u baahan tahay na soo waydii.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version