Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun qaska kaas oo imaado xiliga galmada?

(1/1)

Shamso Mohamed:
Ee wakhtiga qaaligaa inoo huraay

Su,aasheydu waxaa ay tahay waxaan dareemaa in mudo ah xanuun ah dhinaca  kore ee qaska kaas oo imaado xilga aan galmada sameynaayo  iyo biyo bax dag dag ah waxaana dareemaa xanuun aad u daran waxaan la xiriiray dhaqtar waxna ima soo qorin marka adinkoo mahadsan tala iga siiya ama qaabka ugu fuudud ee aan daawo ku heeli karo


mahadsanidiin

SomaliDoc:
Xanuunka qaska waxa ugu badan ee keena waa infekshan ama caabuq ku dhaca kaadi heysta, xilliga galmadane way ku xanuuni kartaa.
Wayna ka qeyb qaadan kartaa in biyo-bax degdeg yimaado, sidaas awgeed dhakhtar u tag si lagaaga baaro infekshan haduu jiro.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version