Author Topic: Su'aal: waxan cunaa cidiyahayga ilaa markaan yaraa?  (Read 7015 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Zuleyhanad

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: waxan cunaa cidiyahayga ilaa markaan yaraa?
« on: October 19, 2015, 09:16:18 PM »
asc drs waxan cunaa cidiyahayga ilaa maalinkaan caqliyaystay wax xanuuna miyay Keenan cunistoodu




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: waxan cunaa cidiyahayga ilaa markaan yaraa?
« Reply #1 on: October 24, 2015, 04:29:09 PM »
Dhibaatada cidiyaha la cuno qoraal ku saabsan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5623.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23150
Last post October 05, 2015, 11:40:31 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 86621
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cunaha markaan cadayanayo xubuub adag oo ur leh ayaa iga soo baxa?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 140408
Last post May 16, 2010, 09:57:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 34309
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: markaan umulo kadib caloosha ma iska xiri karaa?

Started by Deko Ali OmarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 30941
Last post May 20, 2016, 09:13:11 PM
by SomaliDoc