Author Topic: Su'aal: Siyabaha lagu daweeyo cudurka loo yaqano ''Verruca''?  (Read 3931 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sahnuunyar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Siyabaha lagu daweeyo cudurka loo yaqano ''Verruca''?
« on: January 13, 2016, 04:36:39 AM »
Asc dhmaan doctorska waqtigoda muhiimka galiyay ushaqeynta bulshadoda. su'asha aan qabo waxeey tahay, waxan isku arkay nabro cagta dhexdoda iga soo baxay kadib markan research sameyay waxan soo helay cudurka ihayo magacisa waxa afka english lagu yirahdo sababto ah manan u helin eray bixin somali ah waxana ladhaha verruca. cudurkaan waxan isku arkay mudo hal sano ah, si saa'id ahna waan u wal wal qabay. Habada doctorska sharafta lahow maxa sababa cudurka kow? sideesa lagu daweyn kara. wixii talo iyo tusalo ah ila wadaga fadlan.

FG: sawiro aan ka qaday cirbaheyga waan u diray Dr mahdi anigoo u marsiyay facebook please ckeck them  :D




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Siyabaha lagu daweeyo cudurka loo yaqano ''Verruca''?
« Reply #1 on: January 18, 2016, 02:55:54 PM »
"Verruca" waa honqorta faafta ee cagta ku dhacdo, horay ayaan uga hadalnay waxaa kaloo la dhahaa "plantar warts", ka kahriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5637.0.html
Sawirka aad soo dirtay weli ma aanan arag, laakiin qoraalka aan kuu tilmaamay sawir ayaa la socdo ee bal fiiri.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa Maxay Cudurka "Ebola"?

Started by Waxbaro!Board Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 48884
Last post December 10, 2007, 08:31:26 PM
by Waxbaro!
Waa maxey cudurka "Rubella Virus"?

Started by ManaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 30751
Last post January 24, 2009, 11:26:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ha la ii faahfaahiyo cudurka kalamisada "Pre-eclamsia"?

Started by Mohamud FarahBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 19931
Last post May 02, 2011, 06:10:16 PM
by Drkheyre
Waa Maxay Bidaarta Cudurka ah ee "Alopecia"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 97972
Last post April 21, 2015, 11:16:29 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 111432
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc