Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keeno idiin yada ama diraha?
(1/1)
Daleel Daljire:
asc bahda webkaan salaan ka dib waxaan isku arkay bahala yaryar oo cad cad oo oo cun cun leh oo la socdo saxaradayda oo somalidu utaqaan idiinyo ama dire marka maxaa keeno dhibkeeduse maxaw la egyahay maxaase udaawa ah tan kale waxaan ubaahanyahay xaruntiina meesha ay ku taalo si aan idiin soo booqdo mahatsanidiin
SomaliDoc:
Xanuunkaan ayaan filayaa inaad ka cabanayso ee dhakhtar la xiriir fadlan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version