Author Topic: Su'aal: Xanuuunka dhego cuslaanta?  (Read 2373 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Farhan Farah Ali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuuunka dhego cuslaanta?
« on: January 28, 2016, 11:55:07 PM »
Asc dhamaantiin khyr alle haydin siiyee waxan xanuunsanayey muddo 8sano ah ilahay baa caafimaadka bixiyee waxa igu dhacay xanuuunka dhego cuslaanta maqalku waa diciif telephone ma maqlo lkn hadalada qaarna waan maqlaa qaarna ma maqlo dheguhu wey guuxayeen sideeda sanno  walalayaal sidoo kale canjaha cunaha ayaa soo baxay sabab aanan garanayn maxad igula talin lahaydeen  khyr alle haydinku amaal mariyee ,? Mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuuunka dhego cuslaanta?
« Reply #1 on: February 06, 2016, 03:56:18 PM »
Akhriso jawaab aan ka bixinay su'aashaan oo kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5742.0.html
Waxaa kaloo akhrisataa waxa keeni karo maqal la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,417.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Dhego Beelid (Hearing Loss)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 34919
Last post November 14, 2007, 07:40:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal Dhego xanuun maxaa u daawo ah ?

Started by Salaan AbdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3402
Last post May 06, 2016, 08:57:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhego Culays Mar mar ah?

Started by Siciid Maxamuud CaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 4914
Last post March 30, 2017, 02:36:59 PM
by SomaliDoc