Author Topic: Su'aal: Hurdo la'aantada habenki iyo cadada ay ku xanunsato?  (Read 2879 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hassan_gaid13

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hurdo la'aantada habenki iyo cadada ay ku xanunsato?
« on: January 31, 2016, 10:57:07 PM »
Asc. Dr. Wxaa jirta gawar walashey ah e ka cawato xnuno bdn wxna ugu daran cadada iyo hurdo la'aantada hawenki iyo rashinka e kaxeranto.
1/cadaada marke u imado wze ka cwta xnun joogto ah dhigna maka yimado wxena inta bdn ka cawata madhacirka. Mxa sawabi Kari Dr mxaana lagu dawen karaa?
2/hurdo LA aan habenki ma sexati ila waaga marko bari rawo aye wx yar huruda aradayna we tahay marka hurda la'aantada dawoyin o hurdane hde qadato iyada dhan seek seek aye noqahe marka dr midan ne mxa lagu xalin karaana?
3/raashinka e ka xeranto inta bdn wexe noqota mid an rashin damcninba gaajo aanan qawanenin hdi vitaminat LA siyana we ku huruda le lkn rashinka sidedi aye ka tahi arintan ne wx malaga qawan karaana Dr?
Wxan u bahan sidaxdas arimod wxa an ku xali karo ado mhdsan Dr.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hurdo la'aantada habenki iyo cadada ay ku xanunsato?
« Reply #1 on: February 08, 2016, 03:13:46 PM »
1- Akhriso cillada caado xanuunka aan dhiiga la socon: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6280.0
2- Akhriso cilladaha keeno hurdo la'aantai yo siyaabaha lagu xalliyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2045.0.html
3- Waxyaabo badan ayaa keeni karo cunno-xumada, waxaa ugu horeeya xanuun hadduu jiro mid jir iyo mid nafsaaniba, waxaan kugula talin lahaa in aad walaashaa u geyso dhakhtar si loo wareesto, baaritaano loogu sameeyo loona ogaado xanuunka hayo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Habeenkii oo qeybna la hurdo qeybna?

Started by DalmarowBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6674
Last post February 08, 2019, 09:19:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41847
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay hurdo i qabaneyso marka aan wax aqri maago?

Started by Zaki IslakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4861
Last post March 30, 2016, 04:35:55 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: DHIB INTEE LEEG AYEY KEENSAN KARTAA HURDO LA AANTU?

Started by NoahmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6630
Last post April 10, 2016, 11:04:12 PM
by SomaliDoc
Hurdo yarida oo la tilmaamay in ay ka dhashaan waxyeelo halis ah (Daraasad)

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 7305
Last post April 29, 2011, 10:41:50 PM
by Drkheyre