Author Topic: Su'aal: Kan caloosha ku jira ayaa daciifaya?  (Read 2920 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline MissBeeso

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Kan caloosha ku jira ayaa daciifaya?
« on: February 01, 2016, 06:08:48 AM »
Sallam Doctors.. Aad ayaan idiinka mahad celineena sida wanaagsan ee fariimaha caafimaad noogu so gudbisaan.. Allah ha idin ka abaal mariyo Inchallah.. Waxaan rabay inan idin waydiiyo waxaan leeyahay uur waxana naas nuujiya cunugeyga, naasaha caano aad u yar ayey sameeyan hadaan wax kasto cuno ama cabo wax dhibaata ah  maleedahay..? Dadka dhan waxay iku dhahaan kan caloosha ku jira ayaa daciifaya and so on. Waa mahadsan tihin Sallamat. 




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kan caloosha ku jira ayaa daciifaya?
« Reply #1 on: February 08, 2016, 03:20:02 PM »
Horay ayaan uga hadalnay arrintaan ee ka akhriso faahfaahinta halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2529.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: