Author Topic: Su'aal: Waxa Dareemayaa Xanuun Xaga Xubinta Taranka?  (Read 3378 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Altastar10

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxa Dareemayaa Xanuun Xaga Xubinta Taranka?
« on: February 04, 2016, 05:31:03 PM »
Asc WalaL Waxa Ahay Arday Jamaacad Dhigta Waxa Ahay Wali Doob Ama (Single) Marmarka Qaar Waxaa Isku Arkaa Xanunka Xaninta Ah Loobada Iga Imada Balse Iga Badan KaN Bidixda...

Marmarka Qaar Ayaaa Xanunka Dareemaa Asigoo Xaniintu I Gubanayso Lkn Waqti Yar Kadib Waa La I Daaayaaa Xanunkaas Waxa Uu I Yimadaa Kaliya Marka Uu Dareenkayga Saa'id U Koco Balse Waa 10% Oo Badanaa Isku Arko Lkn Waqtiga Uu I Qabto Waxa Dareema Xanun Badan.......
Marka Is Fiiriyana Wax Calamad Ah Iskuma Arko Sida
1 Barar
2 Baqaarka Oo Kala Boxo
3 Kulel Ama Qando IWM Ah
Balse Xanunka Kaliya Ayaaa Dareema Waxa Rabaa In La I Fahansiiyo Waxa Keenaa Iyo Waxa Uu Sababi Karo Barri Iyo Wxa
Aan U Baahanahay In Aan Hada Sameeyo.................. WABILLAAHI TOWFIIQ.....




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxa Dareemayaa Xanuun Xaga Xubinta Taranka?
« Reply #1 on: February 10, 2016, 02:32:04 PM »
Xanuunka aad dareemayso wuxuu yimaadaa marka aad kacsato, sababtane ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3483.0.html
Horay ayaan uga jwaabnay arrintaan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33555
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32616
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23778
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41977
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48313
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc