Author Topic: Su'aal: Dibnaha oo i xanuunaya?  (Read 2483 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Axmed Cali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dibnaha oo i xanuunaya?
« on: February 06, 2016, 12:44:18 PM »
Asc Dr salaan ka bacdi magacaygu waa Axmed waxaan jooga wadanka jarmalka mudo laga joogo sanad waxaa igu dhacay gaastari kabacdi waxa i cadaaday dibnaha inta dhexe ilaa iminka imay bogsan oo diir salba oo soo fuulaaba wuu kadhacayaa oo waxay noqonaysaa casaan bilaa diira
waxaan utagay dhakhatiir inkastoy isoo siiyen dhiiqo hadana waxba iimay tarin fadlan maxaad umalaynaysaa inuu iga hayo dibinta
maalintii 2jeer ayuu diir soo fuulaya hadana wuu dhacayaa




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dibnaha oo i xanuunaya?
« Reply #1 on: February 10, 2016, 03:29:44 PM »
Fadlan halkaan ka akhriso waxa dibnaha sidaa ka dhigo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaa mudo bilo ah i xanuunaya qeybta hoose ee caloosha?

Started by Umu khaalidBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 9814
Last post February 26, 2016, 03:58:42 AM
by Umu khaalid
Su'aal: Waxa i xanuunaya xabadka dhanka feeraha?

Started by QalbiyareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4081
Last post January 25, 2016, 04:44:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa in mudo ah i xanuunaya dhinaca midig?

Started by Umu khaalidBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 5857
Last post February 10, 2016, 02:19:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa i xanuunaya dhuunta dhinaca midig?

Started by Gaashaan_2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2716
Last post October 27, 2016, 03:08:36 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Feedhaha ayaa i xanuunaya ilaa 4 Sano?

Started by KaariyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 2411
Last post April 30, 2019, 09:30:06 AM
by Kaariye