Author Topic: Su'aal: Ciridka o dib u durka ama go'a?  (Read 2980 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Yaasir Yare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ciridka o dib u durka ama go'a?
« on: February 10, 2016, 09:03:35 AM »
     A   S  C   bahda somalidoc marka hore waxaan idinku mahad celinaya adeegyada aadka ufiican ee aad uhaysaan bulshada somaliyeed
           waxaan ahay akhriste kuxidhan page kalana socdaa hadba mawduuca laga hadlayo su'aasha aan qabo in hore loga hadlay garan maayo
            oo waan firiyay balse arki wayay lknse hada waxaan jeclaan laha inaad iga soo jawaabtan.
          ciridka ayaa dhawac iga gaadhay mudo hada laga joogo 10sano ciridkina wali dib uma so noqo hos buu usi fadhmaya isaga ku faafaya
           ilkaha hose odhan markaa waxaan jeclaan laha inaad isheegto xal aan kudaweeyo iyo waxa sababaya  dhowr jeer o hore dhakhtaro wan
           kala tashay balse antibiyotik iyo vitamin b complex bay ii qoreen waxna iskama kay badelin

             MAHADSANID TEAM SOMALIDOC




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ciridka o dib u durka ama go'a?
« Reply #1 on: February 15, 2016, 04:24:53 PM »
Ciridka waxyaabaha booskiisa ka durjiyo waxaa ka mid ah infekshanka ku dhaco ciridka loona yaqaano "Gingivitis", waxaa kaloo ka mid noqon karo dhaawaca iyo jugta gaarto ciridka, hadduu ciridka dhaawac dartii ku durqay, waxaa haboon in aad la xiriirtid dhakhtar ilko si loo arko iyo haddii la xoojin karo ama booskiisii lagu soo celin karo.

Haddii uu durqay infekshan ahaan, ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1409.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Cuduradada ku dhaco Ciridka maxaa lagu daween karaa?

Started by Abdirashiid.osmaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3003
Last post May 22, 2016, 07:36:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ciridka ilkaha hoostiisa ayaa i xanuuno?

Started by AwliyaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4917
Last post April 26, 2019, 03:41:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ciridka ilkaha ayaa i sigto?

Started by Mr MahamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3708
Last post November 19, 2016, 06:43:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ilkaha qafiif iyo ciridka faqmaya?

Started by Safiya CaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3542
Last post November 28, 2018, 08:10:36 PM
by SomaliDoc
Su'aal: 4 bilood oo ciridka i barasan?

Started by Khadar WahiibBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 7827
Last post October 24, 2012, 10:21:39 PM
by Cabdulahi