Author Topic: SU'AAL: SHAHWADA XILIGA SAXARADA TIMAADA?  (Read 3700 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Samakaab

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
SU'AAL: SHAHWADA XILIGA SAXARADA TIMAADA?
« on: February 22, 2016, 11:12:25 AM »
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu
Dhakhaatiirka Sharafta leh ee ku midoobay Bayjkan ilaahay Ajar iyo Xasanaad aan lasoo koobi karin ha inigu abaal gudo.

Dr Su,aashaydu waxa weeye waxaan isku arkay in mudo ah in Markaan saxaroonayo ay shahwad iga timaado iyadoon wax dareen xaga farjiga ah uusan jirin oo farjigu caadi yahay ay iga timaado Shahwada bacdal kaadi
Dr Su,aasha 2,aad ee aan qabo waxa weeye waxan isku isku arkay in kulayl xaga dabada ah mar mar iyo in Marka kaadi iqabato oo igubayso aan Gadaal ka dareemo qoyaan aan badnayn

Jazakallah.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SU'AAL: SHAHWADA XILIGA SAXARADA TIMAADA?
« Reply #1 on: February 28, 2016, 04:50:35 PM »
Su'aashaas horay ayaa loog jawaabay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35215
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Shahwada inee bananka uso daadato markasto, dabiici miyaa?

Started by IlhaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 30203
Last post June 26, 2015, 02:38:58 AM
by Cali Asaaro
Su'aal: Maxaa keeni karo shahwada oo dhaqsi ka imaata qofka?

Started by AnwarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 21456
Last post July 10, 2011, 08:10:55 PM
by SomaliDoc
Biyaha ama Shahwada oo laysku celiyo dhib miye ledahay?

Started by IlyaasmaxamedBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 8280
Last post December 22, 2017, 03:27:38 PM
by Ilyaasmaxamed
Su'aal: Meeshii shahwada laga rabay dhiig ayaa ka yimid?

Started by Kaamil121Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 20106
Last post December 20, 2018, 10:03:39 PM
by SomaliDoc