Author Topic: Su'aal : waxaan ahay anosmic person (qof waxba-urin) ?  (Read 3748 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Aqoonyhanka

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal : waxaan ahay anosmic person (qof waxba-urin) ?
« on: February 26, 2016, 06:44:48 AM »
asc salan kadib waxaan rabaa in la ii sharaxo waxaan ahay anosmic person (qof waxba-urin) welibana ku dhashay daawase ma leedahay welina aan dakhtar u tagin 22 jirna ah cidna aan u sheegin xataa xafadaya ama waalidkayga maxaa la isoo jeedinayaa talooyin caafimaad soomaalidase see ku yahay waxba urintu waa maad san tihiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal : waxaan ahay anosmic person (qof waxba-urin) ?
« Reply #1 on: March 03, 2016, 02:02:03 PM »
Urin la'aantu waa cillad ka timaada dareenka carfinta iyo urinta oo la waayo, wuxuu noqon karaa cillad lagu dhasho iyo cillad gadaal ka timaado, waxa ugu badan ee gadaal ka keeni kara waxaa ugu caansan xanuun loo yaqaano "Sinusitis", ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5636.0.html
Haddii sida aad tilmaantay aad u malaysid in aad ku dhalatay, waxaa habboon in aad dhakhtar u tagtid si loo ogaado halka ay cillada ka jirto.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25754
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47807
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29377
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24752
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35208
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc