Author Topic: Su'aal: Tallaalka cagaarshowga?  (Read 3707 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Gacalsame

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Tallaalka cagaarshowga?
« on: March 08, 2016, 08:09:57 PM »
asc dhamaan dhakhaatiirta waan u mahad celinaa
waxaan weydiin rabaa waxaan jooga awadanka angola waxaa ka dilaacay cudurka cagarshowga dadkii oo dhan isbitaalada ayeey yaalaan qabuurtiina ka badan oo maalin walba 2-3 ayaa la aasayaa ka dib waxaa magaalada soo galay daawo la leeyahay waa talaal taas ayaan qaatay warqad 10 sano ku qoran tahay ayeey i siiyeen ee maxay tahay daawadaa mise wax kale oo dhiman ayaa jiro ilaa 10 sano laga gaaro wax talaal ah ma qaadan karo sow maahan 




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Tallaalka cagaarshowga?
« Reply #1 on: March 18, 2016, 12:02:33 PM »
Xanuunkaan ma ahan cagaarshow-gii ay soomaalida taqaanay ee halkaan ka akhriso waxa uu yahay iyo tallaalka aad qaadatay intaba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6705.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxa lagu gartaa qofka qaba cudurka Cagaarshowga?

Started by FatxifoosBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 14893
Last post September 27, 2011, 08:35:06 PM
by SomaliDoc
Wellcome plz cidii wax ka taqan cudurka haypetits i mean cagaarshowga

Started by BadbaadoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 15810
Last post August 13, 2010, 06:41:30 PM
by Abdulrazzak
Uur miyaad leedahay? Iska baar cagaarshowga nooca B

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 26510
Last post November 10, 2010, 07:52:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa la ii sheegay inuu cagaarshowga B igu dhacay?

Started by wacdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3452
Last post October 27, 2016, 03:13:02 PM
by SomaliDoc
Maxaa Soomaalida ku badiyay Cagaarshowga B iyo C?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 45740
Last post December 16, 2018, 09:48:15 AM
by Hibocumar