Author Topic: Su'aal: Uur laba bil ayan leyahay isbatal ayan tagay?  (Read 3458 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Suado

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Uur laba bil ayan leyahay isbatal ayan tagay?
« on: March 11, 2016, 08:57:57 PM »
Asc salan kabacdi  waxan rabaa inan weydiyo dr sual uur laba bil ayan leyahay isbatal ayan tagay ultrasound scan ayey isaren kabacdi jawabta waxey igu dahen heart beat ma aragno e one week kabacdi solabo ultrsound kale aya lagusara marlabad hada lawaayo heart beatka wax ladaho missed miscariage aya jiro e walaga soxaqa xanun imahayo dig iskumaarko marka maxa keeni karo heart beatka o imaha laga arkin tan labad missed miscariage maxa lagawada maxa effect oy ledhay thankz alot......runti waxcudur on leyahay malahan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Uur laba bil ayan leyahay isbatal ayan tagay?
« Reply #1 on: March 25, 2016, 09:28:21 PM »
Miscarriage waxaa laga wadaa dilan, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1083.0.html
Ilmaha oo ku dhexmaydo ama ku dhex kori waayo raximka ayaa keeno in heart beatkooda la waayo, waxaa keeni karo dhowr cillad.
Akhriso qoraalladaan la xiriiro cilladan:
Dilanka Joogtada Ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6060.0.html
Dilanka maxaa sababo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3213.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Laba gabdhod oo mataano ah oo dhabarka iskaga dheggan oo ku dhashay Baraawe.

Started by KassimBoard Health News and Events

Replies: 1
Views: 5573
Last post March 06, 2008, 11:20:33 PM
by Admin
Su'aal: Gaws xanuun laba jeer ayaan dakhtar utagay?

Started by Siciid CawilBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3809
Last post July 05, 2016, 10:22:37 AM
by SomaliDoc
Su'aal: laba su'aal ayaan rabaa inaan weydiiyo dhaqaatiirta?

Started by HassandahirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10437
Last post August 23, 2010, 04:06:11 PM
by Merodiyab
Su'aal: Eernada laba jeyr miyey soo laaban kartaa?

Started by AsmarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4346
Last post May 25, 2018, 11:41:44 AM
by SomaliDoc
cudur ka waqti kawaqti soo laba kaclaynaya

Started by UsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10935
Last post October 06, 2009, 11:14:09 PM
by SomaliDoc