Author Topic: Su'aal: Daawa dhireedka la xayeeysiisyo?  (Read 2857 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ashom

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 97
  • Points: +0/-0
Su'aal: Daawa dhireedka la xayeeysiisyo?
« on: March 22, 2016, 06:38:04 AM »
Radio ga (idaacada) waxaan Ka maqlaa daawo dhireed ama isbitaalo laga xayeey siinaayo Oo LA dhahaayo waxaa Ka heli kartaan daawo dhireed
Isbitaal kuna waxoo idin Ka saacida cudurada Soo socdo
........
......
Cuduro badan Oo Ka mid tahay
Tabar yarida raga nimada

Marka maxeey Ku daaweeyaan tabar yarida raga dad kaas
Maadaama ee isticmaalaan daawo dhireed
Thank you




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Daawa dhireedka la xayeeysiisyo?
« Reply #1 on: April 04, 2016, 01:31:29 PM »
Ma ogaan karno waa in aad soo waydiisaa? ama waxa lagu soo siiyo aad noo soo sheegtaa?
Waxyaabo badan oo la sheego inay dhir yihiin ayaa kiimiko lagu soo dhexqariyaa sida maalin dhaweedba aan uga hadlay malab loo qaato tabar yarida raga, kadibne la ogaaday inay daawo ku jirto oo dhakhtar la'aan la qaadan karin.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Daawadda lagu sheego inay tahay dabiiici ama daawa dhireed?

Started by Maahir12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3477
Last post April 10, 2016, 11:14:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Afshirka see uga baxaa, maxaasa u daawa ah?

Started by SaynabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3408
Last post June 13, 2015, 02:33:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dareen la'aan maxaa daawa u ah?

Started by HawakalifBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6885
Last post January 12, 2015, 11:43:59 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Baabaasiirta maxaa u daawa ah?

Started by Nuur2022Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5717
Last post April 14, 2016, 01:22:38 PM
by SomaliDoc