Allied Health Professions > Pre-Dental and Dental

Hello friends.

(1/1)

Dr.Fiqi:
Assalamu alikum..

Salaan sare dhammaan asxaabta fieldka aan wadaagno. Waxaan rajaynayaa in halkaan noo noqoto meeshii aan ka aasaasi lahayn Somali Dental Association ( SDA ).

Waxaan ogahay in BDS doctors and Students inay joogaan Pakistan, please join the club. Sidoo kale ardayda dentalka dhigata ee sudan ama Yemen joogta waa idin salaamay.

Special greatings to Mr Grant I hope we will meet one time, I live in Sacramento area.

Mar labaad salaams to all.

Fiqi DDS.

Dr.Noora:
ws wr wbr , soo dhawoow dr Fiqi  Somalidoctor asxaabtiisa waxee kugu soo dhaweenaayaan gacmo furan adiga iyo dhamaan ardayda soomaliyeed meel kasta oo ee joogaan ...

Dr.Noora

Dr.Fiqi:

Assalmu alikum.

Thanks, Dr noora.

Akhyaarta isku wadanka joogtaan imisa ayaa ku xiran somalidoc waan ku farxay markaan arkay tiradaas badan ee somali ah ee caafimaad baranaysa.

Qoraaladaada sidaan ka aqriyay waxaan u qaatay inaad postgraduate ka dhigato Ukrain, is that right?

Waxaan jeclaan lahaa inaan dhamaystirno tirakoobka mar uu soo bandhigay Dr ciise inuu ahaa ayaan filaayaa dhaqaatiirta iyo ardayda laamaha kala geddisan ee caafimaad ka dhigata dacallada aduuunka.

w/c

Dr Fiqi

Dr.smile:
wallykoom a salam
welcome Aboard

Navigation

[0] Message Index

Go to full version