Diseases and Conditions > Qaybta Wacyi Galinta
Su'aal: Waxaan daris la ahey baabasiir in mudo ah?
(1/1)
Cabdale:
asc ditore waan ku salamey waana mahadsantahey sida aan u caawisid dadka qeyr badan allaha ku siiyo
waxaan rabey ditore in aad talo cafimad iga siisid waxaan daris la ahey baabasiir in mudo ah hada kahor 2007 ayaan iska jarey ilaa waqtigaasna marna waa ihaayey marna waan karonaa waana mid gudaha ah oo markaan sararonayo aan daremayo dhiig meel uu kujiro marka ditore dhibka iigu weyn ee iheysto ayaa ah markuu ihaayo in uu lasocdo ekfashin daran oo marka qaar eyba kaadidu iga soo fakato lkn waxey iga soo fakanee markaan musqusha irideeda ama gudahaba tago thanks doc
Navigation
[0] Message Index
Go to full version