Author Topic: Su'aal: Murqaha garabka ayaa aad i xanuuna?  (Read 3118 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hassan Hussein

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Murqaha garabka ayaa aad i xanuuna?
« on: April 04, 2016, 03:11:24 AM »
dictore adbad kaga mahad naqayaa sida wanagsan ee ad dadkaga ugu faaideyso jasaka alah waxa weyey su aasheydu waa murqaha garabka ayaa aad i xanuuna siiba markan socdo iyo dhamaan waliba qeybta saree jidhka marka waxa sababaan raba iyo xanuunka uu yahey




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Murqaha garabka ayaa aad i xanuuna?
« Reply #1 on: April 12, 2016, 04:20:58 PM »
Qoraalkaan akhriso oo ka faa'idayso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3430.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: