Author Topic: Su'aal: dil dilaca jirka?  (Read 3214 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline UmuNihaal

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: dil dilaca jirka?
« on: April 09, 2016, 02:40:16 PM »
Asc doctor waxan kuwaydin laha suaal ku sabsan dil dilaca jirka .jirka aya I qar qarxay sababtuna waxa tahay misankayga aya is dhimay maxad ugula talin lahayd.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: dil dilaca jirka?
« Reply #1 on: April 24, 2016, 03:16:37 PM »
Jawaabta su'aashaada ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4786.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Walal qoorta infection maku dhacaa ? Hadii uu ku dhacase dhibato ma ukeena jirka kale waa maxase cal

Started by TuuraqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 21630
Last post February 18, 2011, 08:44:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay astaamaha lagu karto marka jirka ku yartahay birta (Iron)?

Started by HeetiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 34152
Last post January 16, 2010, 06:58:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib igu haaya kuleyl dareen kulul leh oo jirka oo dhan?

Started by DargaayBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13176
Last post April 14, 2011, 07:15:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena kor cuncun waliba jirka dhan gasatan naaasaha?

Started by NehaaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12606
Last post February 06, 2016, 03:31:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?

Started by Maxamed1969Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 20253
Last post August 13, 2010, 03:34:13 PM
by SomaliDoc