Author Topic: Su'aal: Xaaskayga ayaa uur leh 3 bilood kujirto?  (Read 2943 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Yaasin

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xaaskayga ayaa uur leh 3 bilood kujirto?
« on: April 12, 2016, 09:04:48 PM »
Dr asalamu calaykum barakalaahu fiika waxaan rabaa kuwaydiiyo xaaskayga ayaa uur leh 3 bilood kujirto ayay dhaheen waxa riski ugu jirtaa dhiikarka nooca kuso boodo dumarka uurka leh balse waxay u qoreen asbiriin adiga masha allaah cafimadkeeda waa % boqolkiiba boqol waxaan rabay inaan ogaado in mudo ah ayay wadaa toon subixii toon ayay cuntaa wayna fiicanntahay kininkana way wada hadana waa 6bilood iyo maalmo marka toontaas wax dhiba ma u leedahay?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xaaskayga ayaa uur leh 3 bilood kujirto?
« Reply #1 on: April 29, 2016, 09:00:45 PM »
Akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan dhiig-karka uurka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1462.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: