Author Topic: Su'aal: Malabka iyo haweenka uurka leh?  (Read 5980 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Fadxi2019

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
Su'aal: Malabka iyo haweenka uurka leh?
« on: April 21, 2016, 05:57:19 AM »
Asc Dr,waxaan kaaga mahadnaqayaa baraarujinta caafimaad ee bulshada Soomaaliyeed u gu soo gudbiso Webkan,intaas ka dib Malabka malasiin karaa haweeney uurleh,walibana bilaha hore  ee uurka,tankale Malabka dawo ma u yahay TIIFOWGA.


Mahadsaind.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Malabka iyo haweenka uurka leh?
« Reply #1 on: May 06, 2016, 09:25:55 PM »
Horay ayaan uga hadalnay Malabka ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4490.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Sidee uurka looga hortagi karaa hadduu dhakhtarka ku taliyo?

Started by CeeblaaweBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 76962
Last post June 28, 2015, 11:26:21 AM
by SomaliDoc
Su'aal: maxaa sababa gabadha uurka leh oo aan kaadida xejin karin?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 41038
Last post March 30, 2011, 01:35:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Haween uurka laga joojiyay, masiin karaa plis 21?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 22129
Last post May 14, 2011, 10:14:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xulbadu maxay u tartaa hooyada uurka leh iyo ilmaha uurjiifka ah?

Started by FarhyaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 27191
Last post July 05, 2016, 11:28:25 AM
by SomaliDoc
Tilmaamtaada Ee Uurka Caafimaadka Leh, Dhalmo iyo Daryeelka Caruurta

Started by ShenamicBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 2
Views: 25525
Last post January 27, 2015, 12:58:16 PM
by SomaliDoc