General Discussions > New Members

Good Job!!

(1/1)

Shariif:
Salaamu calaykum
Dhamaan ardada soomaaliyeed ee halkan ku kulantay salaan qaalli ah baan u dirayaa.
Ragga howsha wada aad bay  ugu mahadsanyihiin juhdiga ay bixiyeen, siiba Dr Mahdi oo mawqica aasaasay, waxaan rajaynayaa inuu meel maro mawqican oo ardada caafimaaka soomaaliyeed dhan halkan isugu yimaadaan.
walaalkiin Dr Maxamed Maxamuud Cabdinuur
Sana'a Yemen.
waa mahadsantihiin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version