Author Topic: Su'aal: Xaaaskeyga ayaa markeey hool fara badan?  (Read 3570 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Alkatra

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xaaaskeyga ayaa markeey hool fara badan?
« on: June 19, 2016, 12:47:33 AM »
Marka hore waan ku salamay doc sidaa wacaan aad u wadaan hooshan rabi ha idin abal mariyo bil ramadan ayaa lagu jiraa, Doc waxaan qaba Su'aal , Xaaaskeyga ayaa markeey hool fara badan baryo qabado cadadeyda ka soo hormarta waqtiga aay ku dhici jirtaay maxaa sababay ayaay kula tahay? waxa xanuun ah ma qabto neh ? ma waxa dumar oo idil aay ka siman yihiin miyaa mise wax dadka  qaar ah ku dhacdo saan ? hadaay saas tahay maxaad kula talin laheed .




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xaaaskeyga ayaa markeey hool fara badan?
« Reply #1 on: July 16, 2016, 02:11:27 PM »
Halkaan ka akhriso waxa keeno in caadada ay xilligiida dhaafto ama ka soo hormarto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: