Author Topic: SU'AAL: SAXARO ADEEG?  (Read 3557 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline m.mo141

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 46
  • Points: +0/-0
SU'AAL: SAXARO ADEEG?
« on: July 18, 2016, 09:43:36 PM »
 Asc doctors waan idin salaamay

Walaal waxaan ka cabanaa calool fadhi

Oo suuli ama musqul ma gali ila 3 maalin

meelahaas hadaan galana saxro fican igama timaado saxro 2 gabal o adag le ma ahane

Dikootr maxa sababay xaaladaas calool adeega




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SU'AAL: SAXARO ADEEG?
« Reply #1 on: September 16, 2016, 09:14:37 PM »
Fadlan raac talooyinkaan si aad uga roonaatid saxaro adeegga; http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=380.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Saxaro la'aan 4 malin ama 3 malin?

Started by UmuabdallaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7212
Last post August 23, 2017, 07:13:17 PM
by CilmiSabca
Su'aal: Kaadi dhiig iyo Saxaro dhiig

Started by AADANBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15307
Last post February 11, 2009, 10:43:07 PM
by SomaliDoc
Saxaro Adayg iyo Calool Fadhi (Constipation)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 96089
Last post October 31, 2007, 04:17:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Saxaro ayaan dareemaa mana imaato?

Started by Samiir29Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4472
Last post February 24, 2015, 03:42:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Habeenkii dareen saxaro ayaan la soo toosaa?

Started by Abdiaziz mohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 2633
Last post March 24, 2019, 07:05:05 AM
by Abdiaziz mohamed