Author Topic: Su'aal: Kusas yar yar o kaso baxa cagaha dushooda?  (Read 3060 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Asma Ali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Kusas yar yar o kaso baxa cagaha dushooda?
« on: August 09, 2016, 12:35:35 PM »
asc wrxm wb
maxa keena kusas yar yar o  kaso baxa cagaha dushooda? maxana lagu xalin kara?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kusas yar yar o kaso baxa cagaha dushooda?
« Reply #1 on: October 02, 2016, 08:51:06 PM »
Kuuska noociisa ayay ku xiran tahay, waaa muhiim in la arkaa ee la xiriir dhakhtarka fadlan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Wax ka baro Ilka-baxa iyo Ilka-dawacada

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 31496
Last post July 05, 2015, 08:53:23 AM
by Darmaan123
Su'aal: maxa sababa kasoo baxa iska so daba noqda markuu raysto mid?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17728
Last post November 01, 2011, 12:06:51 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29413
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: kala dambeynta biyo-baxa lamaanaha saameyn ma ku leeyahay uureynta?

Started by Suldan10Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16369
Last post March 10, 2012, 02:06:35 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxa keena marka ninka naagta u galmoodo biya baxa dag dag Ah?

Started by DekhboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9925
Last post January 07, 2015, 09:18:04 AM
by SomaliDoc