SC dhamaan asxaabta
salan kadib waxan aragnaa inta badan caruurta yaryarkaa oo suulkooda nugaya ama marmarka qaar dadka waawayn laftirkoodaba
hadaba su'aashaan qabo waxay tahay ma caafimaad baa ugu jira nuugistaas wax dhibaato ahna ma uleeyahay ?
mahdsanidiin