Author Topic: Su'aal: Waxan rabaa inaa isticmaalo subagga idaha?  (Read 5031 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Oskaman

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxan rabaa inaa isticmaalo subagga idaha?
« on: August 23, 2016, 08:49:08 AM »
Asc Somalidoc. Waxan rabaa inaa isticmaalo subagga idaha. Lkn dad aya igu dhaheen qatar buu leeyahay hadi aad beerka ka jirantahay ama beerka iska soo baar intaadan cunin subagga idaha. Marka maxa dhibaato ayuu subagga idaha beerka uleeyahay. Waad mahadsantihiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxan rabaa inaa isticmaalo subagga idaha?
« Reply #1 on: October 14, 2016, 07:18:47 PM »
Subaga idaha waxa saamayn ah kuma lahan beerka bini'aadanka caafimaadka qabo, haddii ay jirto cillad saameysay howsha beerka ama cillad dhinaca xameetida ah oo dhakhtarku kaa mamnuucay subaga idaha, waad ka fogaan kartaa laakiin qofka caadiga ah wuu isticmaali karaa.
Akhriso qoraal aan ku faahfaahinay subaga Idaha iyo faa'idooyinkiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5927.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxan muddo dareemayeey feeraha dushooda xanto xanto yar?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7652
Last post May 15, 2013, 10:27:18 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxan qabaa cabsi ah in aan dadka ka cabsado sida meelaha dadka badan joogan?

Started by FaraxBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21102
Last post May 11, 2011, 04:28:24 PM
by Shenamic
Su'aal: Waxan cuncun ka dareema cagaha markan inbadan taagnaado sida (tukashada)

Started by Wahiib143Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 7843
Last post November 10, 2012, 01:13:42 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Walal waxan isku arkey kababiyow maxa keni karo?

Started by Samir YareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6163
Last post April 10, 2016, 11:08:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxan isku arkay xishood aanan weji siin karin?

Started by Kaafi.ABoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10201
Last post January 15, 2017, 02:09:59 AM
by Kaafi.A