Author Topic: Su'aal: Maxaa sababa wadna jiitan?  (Read 6702 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdi21

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 65
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa sababa wadna jiitan?
« on: September 06, 2016, 11:14:05 PM »
asc wr wb walaal doctor waxaan maanta dareemay wadnaha inuu ijiidmayo xanuun yar oo dikaan oo kale ahna dareemayo iyo in madaxa i wareeraa  tan kale gastric ayaan qabaa maantana baahi baan ku raagay hoowlo jiray aawgood waxan kale oo dareemaa gacmo dhidid iyo mar gacmo qaboow shalay iyo daraadna waxaan isku arkay dhiig markaan saxarada iska tiro ah weliba marka ugu danbeeysa ah waana dhiig fresh ah marka ma futo dilaacbaa mise waa wax kale waan fahmi waayay talo isiiya iyo waxa keeni kara ama cudurada keeni kara wadna jiitanka




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa sababa wadna jiitan?
« Reply #1 on: October 19, 2016, 06:54:57 PM »
Wadna jiitanka, wareerka, gacmo dhididka iyo qabowga intaba waa astaamo in cadaadiska dhiiga uu ku dhacayo "Hypotension", waana arrin ku badan dadka Gaaska qabo, waa inuu qofka biyo badan cabaa oo uu nastaa inta cadaadiska uu ka soo kacayo, midda kale ee ku saabsan dhiiga saxarada la socdo waxaa dhici karto in baabasiir uu yahay ama futo dillaaca, ka akrhiso halkaan qoraal ku saabsan labadaba: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0

Hadduu dhiiga sii socdo waxaa laga yaabaa in wareerka uu kugu sii bato, taasina waxay astaan u noqon kartaa dhiig-yari, Fadlan la xiriir dhakhtar si laguu baaro.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 56137
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 163009
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 107232
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 58231
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 62829
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig