Author Topic: Su'aal: Waqtiga uur qaadista?  (Read 8680 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Xaraff

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waqtiga uur qaadista?
« on: October 27, 2016, 08:43:59 PM »
asc dr.wall waxaad ii faa faahisaa waa maxay (14) ee aad sheegtay mara ayey ku haboontahay  uur qaa dista maxaad ula jeedaa 1-14naad miyaa mise 2badda dhiig mudada udhaxeyso miyaa wall inbadan noo sharax? thanks a lot with the respect..




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waqtiga uur qaadista?
« Reply #1 on: October 31, 2016, 05:15:10 PM »
Faahfaahinta su'aashaada ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5839.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxaa keena jir xanuun waqtiga roobka?

Started by RaaliyoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 11740
Last post November 01, 2011, 10:33:42 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waqtiga qabowga waxaa i cuncuna sanka?

Started by AshwaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 12650
Last post November 06, 2009, 01:48:48 PM
by SomaliDoc
Kaadi Sonkorowga Waqtiga Uurka

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 14594
Last post January 07, 2008, 09:30:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Naqaska igu xirma waqtiga roobka?

Started by Mohamed11Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3279
Last post September 17, 2017, 08:56:10 PM
by SomaliDoc
Dheecaan ka qaadista Dhuuxa Lafta (Bone marrow biopsy)

Started by SomaliDocBoard Radiology & Medical Imaging

Replies: 0
Views: 23583
Last post December 12, 2008, 11:22:31 AM
by SomaliDoc