Author Topic: Su'aal: Hurdada markaan ka soo tooso margiyada ayaa i xanuuna?  (Read 6857 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mumtaz Mohamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hurdada markaan ka soo tooso margiyada ayaa i xanuuna?
« on: October 28, 2016, 12:09:43 PM »
smc dector

waxaan rabay inaan ku waydiiyo markasta oo aan hurdo kasoo tooso waxaan soo kacaa iyadoo margiyadu i xanuunayaan barkimo dheer kuma seexdo ama maba barkima dhaco hadana cilladaasaa in muddo ah ba i haysatay marna hal margi marna labada margi illaa qoorta ayaa i xanuunaysa tolow waa maxay cilladaasi.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hurdada markaan ka soo tooso margiyada ayaa i xanuuna?
« Reply #1 on: November 04, 2016, 06:14:26 PM »
Waxaa fiican in laguu fiirsado marka aad jiifto, dad baaa ilko jiririqiyo ama naqaska ku dhagaa ama murqaha qoorta geejiyo intaasba way keenaan margiyo xanuunka.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: