Author Topic: Su'aal: Meesha u dhexeyso SINTA iyo FEERAHA?  (Read 4430 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Guudlaawe

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Meesha u dhexeyso SINTA iyo FEERAHA?
« on: October 30, 2016, 01:00:32 AM »
waxaan ahay gabar leh uur 4 bilood ah waxaan isku arkay cilad xanuun badan taas oo ah.
marka aan socdo waxaa isku keey taago mana aqaaan waxa ay yihiin waana meesha u dhexeyso SINTA iyo FEERAHA xigtana dhinaca hoose mindhicirka lugta bidix




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Meesha u dhexeyso SINTA iyo FEERAHA?
« Reply #1 on: November 02, 2016, 06:01:36 PM »
Maadaama aad uur leedahay waxaa haboon in computer-ka uurka lagu saaro si loo fiiyo inay jiraan wax kaloo cadaadis ah oo minka gudahiisa ama banaankiisa ah, inkastoo uurkaaga uu yar yahay oo aan la arkin astaamahaan bilaha hore.

Waxay kaloo ka imaan kartaa haddii ay dibbiro jirto sida gaaska oo kale, taasoo haweenka uurka leh ugu sii darnaan karto.

Fadlan dhakhtar la xiriir si laguu wiisiteeyo laguuna baaro.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxan muddo dareemayeey feeraha dushooda xanto xanto yar?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7719
Last post May 15, 2013, 10:27:18 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Feeraha oo takaato noqda & neefasashada oo idhibta sidi kolbo aaryo HABENKII

Started by MAHAD CADDEBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 11034
Last post March 21, 2010, 08:13:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Saaxiibkey wuxuu dareemayaa xanuun xagga feeraha ah?

Started by Dr.FaaruuqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10561
Last post May 16, 2010, 10:02:02 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa i qabta xanuun dhinaca bidix ee feeraha?

Started by KatraBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7295
Last post February 08, 2016, 04:03:57 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxa i xanuunaya xabadka dhanka feeraha?

Started by QalbiyareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4048
Last post January 25, 2016, 04:44:11 PM
by SomaliDoc