Finance & Aid > Humanitarian Aid Organizations

Please Ladies! Improve your role in the community

<< < (2/3) > >>

Kamal:
YAXYE:brother
this is very important question that many Muslim people  got confused what roles that Muslim women has to her community with out any "adila" i believe women could be any thing in their society except "IMAM" or "AMIR " which probably they are n't claiming for.
i have never ever seen any "ADILA" xadith or Ayah. saying women can n't work or be a professionals,  i know religion says women should n't travel with OUT muxrim for sake of her safety and wellbeing, but they can be any thing Dr.Eng,Teacher,nurse,Banker,Bussineswoman,police woman,farmer,mechanic,..lol...join Somali  army..Somali women achieved more then  men,in every aspect....

Yaxya:
 الشيخ مشهور حسن سلمان
السؤال 416: ما حكم عمل المرأة؟

الجواب: الأصل في المرأة أن تبقى في بيتها، قال تعالى: {وقرن في بيوتكن}، فإن اضطرت للخروج للعمل فيجب ألا تخرج إلا بشروط، ومن شروط الخروج ألا تتبرج، {ولا تبرجن تبرج الجاهلية الأولى}، قال ابن جرير في تفسيره: ((المرأة كانت تتبرج تبرج الجاهلية الأولى، بأن تظهر مقدم شعرها، وجيبها، هكذا كانت النساء، يتبرجن في الجاهلية الأولى)) فلو أنه يا ترى رأى نسائنا اليوم ماذا يقول عن هذا التبرج؟ فنسأل الله العفو.

          وقال الله تعالى في سورة القصص في قصة موسى لما سأل الامرأتين : {قال ما خطبكما قالتا لا نسقي حتى يصدر الرعاء وأبونا شيخ كبير} فموسى عليه السلام مر على امرأتين تبعدان الغنم عن السقي، فاستغرب منهما، وسألهما ما شأنكما؟ فبينا أنهما لا تجعلا الغنم يختلط بالغنم حتى لا يختلطا بالرجال، حتى يبتعدوا ويصدر الرجال عن الماء وأنهما ما خرجتا للسقي إلا لأن أباهما شيخ كبير، فلو كان أباهما يستطيع الخروج ما خرجتا.

          وخروج المرأة من بيتها للعمل يسبب لها ويلات في المجتمع والويلات جسيمة وعظيمة، وأغلب الأزواج يضايقهم خروج الزوجة من البيت للعمل، وكذلك خروجها للعمل يسبب البطالة في المجتمع والمرأة تجهد في عملها ولا تستطيع أن ترعى بيتها وأولادها، وأن تقوم بالمهمة التي أوجبها الله عليها، والعمل من أسباب عنوسة النساء ،فكثير من الآباء لا يزوجون بناتهم بسبب المال الذي تأتي به ابنته من عملها.

          ومن شروط خروج المرأة للعمل أن تكون تقية، ألا تفتن ولا تفتن، وأن تجد مكنة من نفسها، في المحافظة وعدم مماحكة الرجال، ومخاطبتهم، وهذا الصنف نادر جداً، ممن يعملن هذه الأيام، والمرأة التي تخالط الرجال يصبح عندها قحة وقلة أدب وتكون برزه، وتعترض وتعلي صوتها، وأجمل ما في المرأة حياؤها، والمرأة التي تعمل مع الرجال تفقد هذا الحياء، فتفقد أجمل ما عندها فاختلاط المرأة بالرجال حرام ،فالنبي صلى الله عليه وسلم يقول: {ما خلا رجل بامرأة إلا كان الشيطان ثالثهما} ويقول أيضا: {إياكم والدخول على النساء}، قال رجل من الأنصار: أرأيت الحمو؟ فقال عليه الصلاة والسلام: {الحمو الموت}، فالمرأة يطمع بها ولو أن المرأة علمت كيف ينظر إليها الرجال ما خاطبت واحداً منهن، لكن المرأة المؤمنة غافلة فنظرة المرأة للرجل، ليست كنظرة الرجل للمرأة، فإن المرأة مطلوبة، ولا ينظر إليها الرجل إلا بشهوة وشهوة الرجل أقوى من شهوة المرأة بمرات، والقول بالعكس خرافة، ولذا المرأة دائماً مطلوبة وليست بطالبة.

          ومن شروط عمل المرأة أن يكون أصله حلالاً فلا تعمل في بنك والواجب على المرأة في عملها ألا يؤثر عملها على أصل مهمتها، من إصلاح للبيت ورعاية أولادها والقيام بمهام زوجها، فإن تعارضا فالبيت والزوج والأولاد مقدمون على العمل ولابد من الالتزام باللباس الشرعي وأن تعرف أحكام الله عز وجل في الزينة لئلا تقع في المحظور ولا بد من إذن الوالي، فلا تخرج من غير إذن زوجها أو أبيها أو من يقوم مقامه ،فهذه شروط عمل المرأة وإن كانت المرأة أصلاً ليس مطلوباً منها النفقة والنظر في أموال الناس يجد مخالفات كثيرة والتساهل شديد في هذا الباب، نسأل الله عز وجل أن يهدي نسائنا لما يحب ويرضى. والله أعلم..

 
 

Munim:
waad salaamantihiin marka hore dhamaantina
dabcan dowrka gabadha ee kaga adan mujtamceeda mahan md sahlan waana ku wafaqsanahay  Kamal sida uu uwaadixiyay dowrkaas waxana qaba in hadii lau cawin lahaa gabadha si ay uga qaybqaadato dowrkeeda mujtamaca in ay u horseedikarto mujtamaceeda hormar badan.
tankale uu ka dhawajiyay yaxya ee ah in gabadha ay ku wanagsantahay dowrkeeda guriga ربة المنزل sax waa ku tageersnahay in gabadha ay guriga ka warqabto lakiin yaxyow kawaran hadii gabadha ay soo dhigatay jamacada 4sano ama 5 ama 6sano ah oo ayna noqotay matalan Dhakhtarad,Nurse,Teacher,iwm ma haboontahay in aan dowrkeeda ku ekeeno ربة المنزل bas mise waxan dhihikarna gabadhaas waxa ay awoodikarta in ay mujtamaceeda kusoo kordhiso hormar ayna caawiso  dadkeeda?.
dabcan waxad ka dhawajisay in shaqada ay ka dhalan karto الأختلاط ama is dhaxgalka Raga iyo dumarka taas oo sababikarta fasaad
dabcan aniga waxan qaba gabadha iyada ay ku xerantahay sida ay ula tacaamulayso duruufta shaqadeeda hadii ay ALLAh ka baqayso waxa ay awood buuxda u lahankarta in ay ka fogaato wax kasto ookeeni kara macsiyad. taasna ma nqon karto cudurdaar sax ah oo gabadha logu diidi karo shaqada.
bal waxa dhicikarta in shaqoyinka qaar oo aysan ka jirin الأختلاط in mararka qaar u fasad ka dhaco.
dabcan mujtameeca Somaliga ah waxa uu aad u gacan bidixeeyay dowrkii gabadha ay ku laheed mujtamaca waxa uuna mujtamaca ceeb ka dhigay in gabadha ay shaqo aado ama ay wax barato.
dabcan sanadihi danbe isbadal aya ku dhacay fikirkaas walow uusan ahayn isbadal aad usii buuran lakiin waxad arkaysa manta gabdhii oo soo garay ilaa heer jamacadeed hadan mithal ahan u soo qato SUDAN maanta waxa wax kabarta tiro aad u badan oo gabdho somali ah oo ukala qaybsan dhamantaqasusyada,  waxana jira gabdho ka qalin jibiyay cafimadka qaybihiisa kal duwan (Medicine,Nurse,...) 2sano ee la soo dhafay. 
waxana caqli gal aan ahayn gabar soo baratay 5sano jamacad in marka y dhamayso la dhaho kaly guriga fadhiiso?
waxana fila hadi hooyo kasto ay samaysato jadwal ay ku nidaminayso nolol malmedkeeda ayna dhibato ka so  gaareenin qoyskeeda mujtamacana wax u qabanayso in lawada daremilahaa hormarka ay gabdha la maqanyihiin.
waxan xun in gabadha ay ilowdo dowrkeeda qoyska ayna xooga saarto shaqadeeda taas o dhibato u kenaysa sido kale qoyska iyo mujtamaca.

Mahadsanidiin. 

Lovely_Huda:
aslamu calaykuim
waxay ila tahay in dowrka gabdha ee mujtamaca inuu aad u waynyahay gabadha markii ay jaamacad soo dhameeyo xataa ilmeheeda si fiican ayay u tarbiyaynaysaaa ... markiii gabdhaha ay jaamacad soo dhigtaanm intaasoo sano dabadeedna ay guri fariistaan waxa la samayn karo maba ila aha mideeda kale wiilasha soomaliyeed have to understand in waayihii hore la joogin oo gabdhahii ayakaba ay shaqayn karaan noqon karaan doctors, nurse practioners.. etc haddii ay marwada shaqaysana macneheeda maaha in ay gurigeeda ka warqabaynin oo ayadaa laga rabaa ina ay masuuliyadf is saarto sidi ay jadwal ugu socon lahayd oo nolosheeda shaqadeed iyo teeda waajibaad ahaanba ... haddii kale gurigii ayaaba burburaaya... over all waxaa muhiiim ah in laysla afgarto wax walba intaan la is guursan coz some somali men ma aqbalaan marwadooda inay shaqayso

Dr.Noora:
Salamo Caleykom again....

Dabcan Yaxya walaalkiis ra'yiga oo la isku khilaafo dhib makeeno diinta iyo aayadaha aa soo daliishatayna i think inaadan booskeeda munaasabka ah ku isticmaalin , aniga mufti ma ihi laakiin i know in aduunkaan uu jiray hal macalin oo ah Rasuulkeena SCW, hadeey khalad tahayna in haweenka eey noqdaan doctors or nurse  so isagaaba kareebi lahaa ....waxaa kusiinaayaa example yar  Saxaabiyadii ugu horeeysay Islaamka oo noqotay Doctor and Nurse  waxeey aheeyd Rufaydah Bint Sacad Al Aslamiyah Al Ansariyah  (khazraj) .. kheymadeeda waxeey looga sameen jiray janbiga kheymada Rasulkeena SCW , halkaas eena ku daawen jirtay Saxaabada wakhtiyada Dagaalada ee aadi jireen kii dhaawacmo ama kii xanuunsadaba ....

Ma garaneeysaa who was the first women teacher in Islam ..  Sayeda Caisha Radya LLah canhaa ... waxeey u akhrin jirtay Cashar Saxaabo badan oo wada rag ah ...

Marka Fadlan Nabigeenana ha hilmaamin in laga wariyay Xadiith Shariif  , (Talaba Cilm Fariida Cala kol MUslim w Muslima ) why aa loo dhihi waayay kul MUslim ? only????? so diinta khalad ha u fasiran hadaadan cilmi u laheeyn aayadaha dadka cilmiga leh weeydii (فسألوا أهل الذكر ان كنتم لا تعلمون) so hadii haweenka waxbarashadooda ee dhib keneeyso ama ikhtilaatka aa ka carareesid Rasulkeena uma ogolaadeen Rufeyda bint Sacad ineey Saxaabada Raga ah daaweeyso Walaa Caisha inee wax barto.....!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! hope u undrestand my point.

Dr:Noora

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

[*] Previous page

Go to full version