Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hyperprolactinemia Ragga (men)?
Cige Aar:
Asc doc
Waxan ku waydiin lahaa hyperprolactin ama sare kaca hormonka prolactin raga maku dhacaa
Ma leeyahay calamado lagu garan karo?
Maxaa sare u qaadi kara
Halkiisii ma iskaga noqdaa iyadoo daawo loo qaadan
Wll waxaa rajaynayaa inaad isiin doontaa jawaab faahfaahsan si dhakhse si dhakhse ah
Cige Aar:
Tusaale ahaan dr hadii ninka raga ah salaaxo xabadkiisa ama ibta naaskiisa malaga yaabaa in hormoonkaasi kaco
SomaliDoc:
Jawaabta su'aalahaaga oo faahfaahsan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6359.0
Cige Aar:
Dr waan gartay laakiin raga iyo dumarku ma u siman yihiin raga ma kacaa haduu xabadkiisa ama ibta naaskiisa salaaxo mise waa wax dumarka ku kooban
Dr anigu waxan caadaystay inan xabadkayga salaaxo deeto naaska waxa iga dhex samaysmay wax kus kusan wax xanuun ah iguma hayo malaga yaabaa inuu sababay falkaa aan caadaystay
Dr jawaab fahfasan insha alah waa muhiim
SomaliDoc:
Waa cillad dumarka iyo raggaba ku dhici karto, laakiin heerarka hormoonka ayaa lagu kala gedisan yahay, haddii hormoonkaaga prolactin uu aad u kacsan yahay, salaaaxid xabadka kaliya ma ahan ee cillad kale ayaa jiri karta ee la xiriir dhakhtar.
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
Go to full version