Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hyperprolactinemia Ragga (men)?

(1/3) > >>

Cige Aar:
Asc doc
 Waxan ku waydiin lahaa  hyperprolactin ama  sare kaca hormonka prolactin  raga maku dhacaa

Ma leeyahay calamado lagu garan karo?

Maxaa sare u qaadi kara

Halkiisii ma iskaga noqdaa iyadoo daawo loo qaadan
 
 
Wll  waxaa rajaynayaa inaad  isiin doontaa jawaab faahfaahsan    si dhakhse si dhakhse ah

Cige Aar:
Tusaale ahaan dr hadii ninka raga ah salaaxo xabadkiisa ama ibta naaskiisa malaga yaabaa in hormoonkaasi kaco

SomaliDoc:
Jawaabta su'aalahaaga oo faahfaahsan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6359.0

Cige Aar:
Dr   waan gartay laakiin raga iyo dumarku ma u siman yihiin   raga ma kacaa haduu xabadkiisa  ama  ibta naaskiisa salaaxo  mise waa wax dumarka ku kooban

Dr anigu waxan caadaystay inan xabadkayga salaaxo   deeto naaska waxa iga dhex samaysmay wax    kus kusan  wax xanuun ah  iguma hayo malaga yaabaa inuu sababay   falkaa aan caadaystay

Dr jawaab fahfasan insha alah  waa muhiim

SomaliDoc:
Waa cillad dumarka iyo raggaba ku dhici karto, laakiin heerarka hormoonka ayaa lagu kala gedisan yahay, haddii hormoonkaaga prolactin uu aad u kacsan yahay, salaaaxid xabadka kaliya ma ahan ee cillad kale ayaa jiri karta ee la xiriir dhakhtar.

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version