Author Topic: Su'aal: Bashida cuduro malaga qaadi karaa?  (Read 3853 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saneeti

  • Newbie
  • *
  • Posts: 12
  • Points: +0/-0
Su'aal: Bashida cuduro malaga qaadi karaa?
« on: January 05, 2017, 01:19:11 PM »
asc Dr waan ku salamay salan kadib waxaan rabaa in aad hal suaal ii fahfaaahiso hadii aaan xaaskeega bashiyeeyo ayada ay bahal am goriyaaan ay qabo miyaa ka qaadi karaa gooriyaankaas midka kale aan rabo in aan ku weydiiyo hooyada cunigeeda nuujiso hadii ay hooyada caloosha xanuuneeyso cuniga yar maga qaadi karaa calool xanuunkaas oo ku saleeysan geerdilaamiga gooriyaanka
mahadsanid DR




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Bashida cuduro malaga qaadi karaa?
« Reply #1 on: April 04, 2017, 03:09:51 PM »
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurrada lagu kaal qaado shumiska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6655.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: