Author Topic: Su'aal: Waa maxay grave disease?  (Read 2738 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdikhaliq Hassan Ali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waa maxay grave disease?
« on: January 05, 2017, 09:30:01 PM »
Asc wan idin salamay dhaman bahda webka marka xiga waxan u bahnaa in si fah faahsan la iga haqab tiro sual taas oo ah maxa la dhahaa  grave disease?
maxa keena inuu qofka ku dhaco?
side lo daweyn karaa?
qofka qaba raashin noooce ayuu cuni karaa?
raashiin nooocese ayuu iska dhafayaa/ka fogaanayaa?
aad iyo aad baan idinku mahad celinaa sida wanagsan ee aad memberska uga haqabtirtaan suaal walba ay idin weydiyeen waaana ku farax sanahay inaan ka mid ahay members webka MAHAD SANIDIIN..




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa maxay grave disease?
« Reply #1 on: April 04, 2017, 03:10:55 PM »
Grave disease waa cillad keento in qanjirka thyroid-ka uu kacsanaado, ka akhriso halkaan qoraal aan hadda ka hor ku faahfaahinay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1443.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 70488
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 73553
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 66743
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 51013
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48983
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc