Diseases and Conditions > Cudurrada Guud
Su'aal: Cunaha dalqada sare?
(1/1)
Brukude11:
asc aaad ayan kuu salaamayaa
mudo 6 sano ah waxaa i hayay xanuun xanuun kaas oo aanan fahmayn markaa lkn awal wuxuu igaga bilaabmay qamunka oo i xanuunay kdib wxuu yeeshay in uu sanka mar walba i xidhnaado urna kasoo baxda sanka inuu yeesho hada lajoogo afka laftiisu waxa uu yeeshay ur waxaa jirta mar marka qaar kood ee habudhku saaid igu noqdo in dhiig yar aaan kataabto sanka gudi hiisa markan farta galiyo .
cunaha dalqada sare meel aan uma leeyay halka sanka iyo afka isaga yimaadan way ixanuuntaa marka aan milix kuluq luqdo iyo xataa markan hindhisaba laabta lafteeda waxaan kadareemaa culays oo hadba dhinac ah . dr ilaahy aakhiro iyo aduunba garabkaaga hagalo . iiga soo jawaab dhakhtara badan oo halkan sucuudiga joga waaan utagay waxay i dhaheen waa juyuubul anfiyah markas taas hada waan ka ladnaaday lkn waxaa igu hadhay urtaa sanka iyo cabudhkaas taana way ii sheegi waayen wax macquula
Brukude11:
dr plz ii soo jwaab
Navigation
[0] Message Index
Go to full version