Health Related Forums > Health News and Events
Qalinjabintii Kuliyada Caafimaadka ee IUA (2006)!
(1/1)
Admin:
HambalyoSanadkaan 2006da waxaa kuliyada caafimaadka ee jaamacada afrika ka qalin jabisay ardey gaareysa ilaa 7, (5 wiil iyo laba gabar).
Sanad walbo ayday ayaa ka qalin jabisa jaamacada kala duwan oo dalka sudan ku yaalo laakiin tiradaan ayaa waxay noqoneysaa tiradii ugu badneed oo hal mar ka qalin jabisa jaamacada ka mid ah jaamacadaha ku yaala dalka sudan.
Kowda hore waxaan u hambalyeyneynaa dhakhaatiirta noo qalin jabisay waxaana leenahay allaha idinka dhigo kuwii dalkooda, dadkooda iyo diintooda wax u qabta.
---------------------------------------------------------------------------------------------------
By: Dr.Mahdi 8)
Omaraa:
hambalyo buuxda
ilaahay haka dhiga kuwi dalkooda iyo dadkooda anfaca..
wadanka soomaaliyana maanta aad buu ugu baahanyahay, ardayda keliya ee markay qalinjabiyaan ku laabta wadankooda waa ardayda caafimaadka.
waad mahadsantahay
Navigation
[0] Message Index
Go to full version