Allied Health Professions > Nursing Education Center

The nurse-doctor relationship!

<< < (5/5)

PrincessMuni:
I'd love to read and understand ur comment but there is lots of somali in it ;-/
Im kinda poor in reading it, would you please write it in english or arabic if u can.
Thanks

--- Quote from: Somali Boy on June 28, 2011, 10:18:43 AM ---sc maanta waxaan rabaa in aan ka hadlo xiriirka ka dhexeeyo the doctor and nurse really waxa ka dhexeyso wada shaqeyn aad u balaaran midkiisn amid kale uusan ka maarmin isla markaana shaqada ugu xooga badan waxaa qabta nurse for example giving dose observation of the patient care of the patient and even psychological support dabcan hadii uusan jirin nurse maba furnaadeen general hospital that is why role of the nurse is very important .
ee marka aan ka hadlo order uu siiyo dr to nurse hadii uu qaldanyahay nurse must no take maxaa yeelay nurse he knows the work of the doctor and also his career so waxey ku xerantahay hadba kalsoonida u qofka nurseska ku qabo careerskiisa hadaba waxaan rabaa qiso yar inaan halkaan idinkaga sheego waxaa dhacday in uu dr amray nurse in uu siiyo one of the drug patient lakin nurse wuu ka soo horjeestay waayo dawadaas contra indicated ayey ka aheyd qofkaas then markii uu diiday ayuu drkii isaga gacantiisii ku siiyey durba kadib patient passed markii arrintaas dib loogu noqday ayaa la ogaaday in nurse uu saxnaa kadibna laga qaaday sameecada drkii looguna labisay nursigii marka aniga waxaan dhihi karaa hadii drka uu amar i siiyo in aan cilmigeyga ku xeraa isla markaana aan qabraa full confident waana mahadsantihiin .

--- End quote ---

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version