Author Topic: Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?  (Read 80064 times)

0 Members and 45 Guests are viewing this topic.

Offline Anassm

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?
« on: July 13, 2017, 03:07:45 PM »
Asc Dr waxan rapa Ina wax inogu shegtid
"gynecomastia"

-maxa ladhaha?
-maxu Ku yimada?
-maxa dawo uah?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?
« Reply #1 on: May 06, 2018, 01:17:25 PM »
Gynecomastia waa naasaha oo barara ragga, qoraal hore ayaan kaga hadalnay cilladaan waxa keena iyo siyaabaha loola tacaalo ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5855.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa Maxay Fayraska Zika (Zika Virus)?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 43516
Last post February 03, 2016, 12:36:33 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay finka kaso baxa dabada? Una eg kaso bax cml?

Started by Ahmed dollarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48253
Last post October 22, 2016, 05:04:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxay Ku Kala Duwanyihiin Ama Ku Kala Gedisan Yihiin, Anti Bacterial Iyo

Started by Darmaan123Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 42267
Last post November 05, 2013, 10:51:11 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay astaamaha lagu karto marka jirka ku yartahay birta (Iron)?

Started by HeetiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 57218
Last post January 16, 2010, 06:58:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay astaamaha lagu garto qofka maka uu ku yaryahay Vitamin C?

Started by HeetiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48753
Last post January 16, 2010, 06:58:41 PM
by SomaliDoc