Diseases and Conditions > Cudurrada Guud
Su'aal: Xubinta ayaa iga qaniinay WARIIRI?
(1/1)
Dagane:
Asc dhaman dhaqatiirta sharafta leh waxan rabaa inan idin weydiyo hal suaal taaso ah xubinta taranka raga ayaa waxaa iga qaniinay anoo 5sano jir ah wariiri kadib waxa dhacday inuu xubintii ay dhinac u qaloocato dibna uma soo labanin ilaa iyo hada marka mxaa talo ah wad mahadsantihin dhamantin
Navigation
[0] Message Index
Go to full version