ASC dhamaan dhakhaatiirta ku bohowday somali medical forum waan idin salaamay salaanta islaamka  salaan ka dib 
ILAAHAY uun baa idinka abaal marinkara khayrka iyo sama falka aad wadaan  dadka soomaaliyeed si free ah waxaan ilaahay idiinka baryayaa inuu ajr iyo xasanaad dheeri ah idinku bedelo 
Hadii aan su'aashayda usoo daadego 
Waxaa dhibaato iga haysataa xaga hadalka 
hadalka ayaa igu dheg dheaga kelmadaha qaarkood si fudud uguma dhawaaqi karo hadii aan ku dhawaaqana waqti bay igu qaadata meelaha public ga ah ama meelaha dadku isugu yimaadaana ma jecli inaan ka hadlo sabatoo mushkilaasa jirta
Dr ayaa daawo ii qoray weli daawadiina maan qaadan goob caafimaadna maan waydiin , dawadaa laftarkeeda waxaan jecelahay inaad ii aprove garaysaan hadii ay faa'iido ii leedahay daawada waxaa la yiraahdaa  Topiramate tab 25mg
Marka bal waxaan rabaa insha alaah inaad caawimaad iyo talo aan ka helo dhankiina haday ay suura gal tahayna inaad daawo ii sheegtaan 
WAAD MAHADSANTAHIIN DHAMMAAN GAAR AHAAN  ( Abdullahi M. Mahdi  )
Jaeaaab baan idinka sugayaaa insha alaah