Diseases and Conditions > Qaybta Wacyi Galinta
Daawooyinkii Nabigeenna Suuban "SCW"
(1/1)
SomaliDoc:
Waxaan qormadaan ku soo aruuriyay qoraallo aan hadda ka hor kaga hadlay daawooyinkii rasuulkeenna suuban "NNKH" uu isku daaweyn jiray, nagu lana dardaarmay, daawooyinkaas oo caalamku waqti dambe ku baraarugay, cilmibaarisyo dhowr ahne ku sameeyay si loo xaqiijiyo waxtarkooda, kadibne loogu magac daray cilmi khaas ah oo loo bixiyay "Prophetic Medicine" oo ah macnaheedu "Cilmigii Caafimaad ee Nabiga". Ka akhriso qoraalkaan waxtarka daawooyinkaan:
* Malabka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3929.0
* Xabatu-Sowda: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5502.0
* Toobinta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6038.0
* Timirta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5274.0
* Barida Idaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5927.0
* Caanaha Geela: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7175.0
* Kaadida Geela: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7006.0http://somalidoc.com
Navigation
[0] Message Index
Go to full version