Author Topic: Su'aal: Indhahaygu waxay yeesheen wareeg cad?  (Read 5764 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline A/qadir Abdi

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 28
  • Points: +0/-0
Su'aal: Indhahaygu waxay yeesheen wareeg cad?
« on: April 13, 2018, 06:02:35 AM »
Asc Drs wiil aan sxp nahay wuxuu ii sheegay in uu muddo 5 sano ah siigaysanayay isla markaana marka uu siigaysanayo uu daawan jiray Pornography. Markaa Dr. wuxu isku arkay caad wareeg ah lkn aan indhaha oo dhan ku wareegsanayne labada in dhood qaybta hoose wareeg cad ku sameeyay. Waxaanan web kenan ka akhriyay in waxyabaha ay keento siigaysigu ay ka mid tahay caad indhaha fuula. markaa Dr muxuu xalku noqonaya ma jiraa wax daawo ah oo wax lagaga qaban karo in sha  ALLAH




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Indhahaygu waxay yeesheen wareeg cad?
« Reply #1 on: December 19, 2018, 08:24:23 PM »
Caadka indhaha fuulo ma ahan midka saaxiibkaa uu ka cabanayo, halkaan ka akhriso waxa laga wado caadka indhaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1149.0

Laakiin goobaabin ama wareeg cad oo isha ka soo muuqday waxay astaan u tahay dadka qabo kolestaroolka ama dhaxalka ku yahay, waxaana afka qalaad lagu dhahaa "Arcus senilis" ee qofkaasi isbitaal ha tago hana iska baaro kolestaroolka.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxay lahayd uur 4 bil ah kadib wax culus ayey qaaday?

Started by Ilias AbdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 3999
Last post March 17, 2016, 12:53:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday ayaa waxay leedahay xanuunka glaucoma?

Started by Ahmed SharifBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12429
Last post July 16, 2016, 02:01:00 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xiniinta bidix waxay leedahay xidido waaweyn?

Started by Mustafe MadooweBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 3821
Last post January 24, 2018, 12:10:14 PM
by Akhaa Binu Jowhari
Su'aal: Waxay madaxa ku leedahay buro yar oo kuusan?

Started by Hassandheer1Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13267
Last post August 23, 2013, 04:46:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyo aya waxay qabtaa wareer siyada ah?

Started by Cayuush OmerBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3344
Last post February 06, 2016, 04:08:53 PM
by SomaliDoc